Alex baena

DEG-DEG: Laacibka 22-jirka Qad-dhexe ee Xulka Qaranka Spain iyo Kooxda Villreal ee Alex Baena oo ay Arsenal doonaysay ayaa yiri 🗣Riyadeyda iyo hadafka ugu Weyne Kubada Cagta waa inaan Xirto maaliyadda kooxda Barcelona oo ah kooxda aan waligay taageeri jiray.


Alex Baena waa Kiven De Bruyneka Horyaalka LaLiga waana ciyaaryahanka Kaliya ee Laliga ka ciyaara oo xili Ciyaareedkaan caawiyey 17-gool isagoo dhaliyey 6 gool.


22-jir ka culus birta Alex Baena kooxdee helidoonta waliba qiimihiisa saxda ah waa 60-Milyan.


Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha