Ciyaraha ⚡️
⚪️🇹🇷 Arda Güler: "Waxaan joogaa kooxda aduunka ugu fiican, aad ayaan u faraxsanahay".
"Kama shaqeynayo jir ahaan, laakiin sidoo kale maskaxdeyda. Si samir ayaan u sugayaa, maskaxdaydu waa inaan sii wanaajiyo."
"Waxaan rabaa inaan uga mahadceliyo Ancelotti fursadda".

Comments
Post a Comment