EpL

 Naadiyada Premier League waxay kasbadeen wadar dhan £6bn marka la isku daro wadarta dakhliga guud £500m ayay kordhay marka loo eego xilli ciyaareedkii hore ee 2021/22.


Sida caadiga ah "Big 6" waxay gabi ahaanba heleen dakhliga ugu sarreeya iyadoo 6-da naadi ee Top 6 ay sameeyeen ku dhawaad ​​​​60% iyaga oo helay £3.5bn kamida dakhligaas.


City ayaana ah kooxda heshay dakhliga ugu badan kooxaha England £713 Milion 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿Pr


Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan waxa ku qoran Wararka ugu muhiimsan ee ku saabsan shanta horyal ee ugu wawayn yurup ee xiili ciyaaredka 2024/2025

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025