Lewandowski 🔥
Horta maxa sababay inaan cayno weeraar yahanadeena kalay markasta
Lewandowski wuxuu jiiraa dada 36 sano hadana matoorkiisa Goal daliineed walii wuu shaqayanayaa
Lewandowski waa miid kamid weerar yahanada ugu Fcn kubada cagta manta
Xidigu mar waa ka wareeri karta Lewandowski xilli ciyaareedkan isagoon Foom kiisii ugu Fcna ku jiriin ayuu na siyaay isku-daar goolal iyo cawiin 35 gool
Barcelona iyada Lewandowski wareerisay wayo xiligii loo baahnaa iin ay Horyaal uu tartanto ma aysaan uu keenin weeraar yahan la shaqaysta
Hadii bilowgi hoore lewandowski uu haysaan lahaa lamine yamal hada Barcelona kobaab ayaay ku guulaysan lahayd
Lewandowski sidaa uu ufahmay Lamine yamal ayaa ah waxaan cadi ahayn wana taan keentay iin 2024 inuu noqdo ninka 3 ee ugu golasha badan kaliiya mpape iyo Harry kane ayaa ka horeeya Yurub OO daan
Kaliiya 36 sano jiir walii tartamaya anigu Messi iyo lewandowski waan ka qayliiye abaalmarinta ayaaba jecel mar kale pichichi ayuu ku gulaysaan doonaa lewandowski
Xalay Hatrick kulanka soo socda ee Girona Hatrick kale shakii laan Lewandowski walii wuu shaqaysan karaa 36 sano jiir walii tartan kula jiira daliinta yar yar
Comments
Post a Comment