Maxamed salax
🚨😶 Mo Salah ayaa si toos ah uga soo degay tunnelka ka dib murankii 🆚 Klopp
…Xilligiisa xun wuxuu ku sii socdaa kaliya 2️⃣ gool ayuu dhaliyay Premier League intii u dhaxaysay March (1) iyo April (1) 🇪🇬 Waxa laga yaba inu carabta qabto fasal ciyaredka xiga taaso lacag badan ay ku rabto naadiga reer suucudi ee al ahli
Comments
Post a Comment