Evan Rakitich:


Dadku had iyo jeer waxay weydiiyaan yaa fiican, Messi iyo Cristiano? Waxay lamid tahay adoo dhahaya midabkee jeceshahay? Buluug mise gaduud ? Waa mawduuc adag. Ronaldo wax badan wuu tababaran karaa wuuna is daalin karaa, laakiin Messi kabihiisa ayuu gashtaa, garoonka ayuu galaa, number one ayuu noqdaa.

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha