Rasmi: Hafid daraji ayaa ka tagaaya tabintii Bein sports dhamaadka season Kan 


Xaafid daraaji waxa uu ahaa Tabiye Xamaasad iyo Macaan u yeela Ciyaaraha.


Waxaan ku xasuustaa Markii uu Difaaca Bayren Munchen ee Apumakano u yiri Apu-Maguire 😁.


😁Virgil Van Dijk uu ku yiri Virgil Van-Maguire .


Markii intay Manchester City Kubada ka heysatay Real Madrid 14-daqiiqo oo aw Real Madrid Ku camirtay waxa uu yiri 😁 Al-xamdulillah Hadaan u jeednay goolhaye Ederson ama 


Ruunti dhaman mucashqinta kubada cagta way uu xisi donan Wuxu aha wariye cabqari ah oo saanado bdn kubada cagta kuso jiray walow hada uu gabo gabo yahay nasib waacan ayn lenahay si kasto oo lugu jecel yahay wakhti ayd ledahay taasi waa wakhtigaaaa 

Xafid waan kuu xiisi doonaa 😭👀

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha