Wararka barcelona 💙❤️


 2-saac kahor ciyaarta ay ka dhima tahay wax yar ayuu Robert Lewandoski Lugu yiri Markuu xili Ciyaareedkaani Dhamaado Barcelona maka tagee ? 


Lewandowski ayaa yiri maya wax macquul ah xitaa maahan anigu 2-sano kabadan ayaan rabaa inaan siijoogo kadib maxaa dbacay waxa uu dhaliyey 3-gool Hatric.


Gool dhalinta Horyaalka LaLiga ayuu rabaa inuu ku guuleysto Sanadkiisii Labaaad oo aw Horyaalka joogo.


Reer Barcelona ismiijiya.





🚨 WAA MAXAY CIYAARYAH! Barça ayaa 4-2 kaga badisay Valencia iyadoo uga mahadcelineysa TRIPLE uu dhaliyay Robert Lewandowski! 👏💙❤️


Ft: 4 vs 2 Winn💙🔥


- Ciyaarta ka hor saxaafada ka xanajiyeen Sanadka danbe masii jooge cml Muran La.an sanadka danbe Halkan waa sii jooga uu dhahay Jirkeyga wali wuxuu i tusaya ina fit ahay caawa Hattrick uu ugu shubay⭐️


- Free kick Fadhiga aan ugu kacay uu ku shubay caawa lewa Kooxda maalmahan Madx dhalis socdo noqotay Fermin lopez Gaajo Goal heeso 💎


- Captain Araujo La.antiisa ciyaalka xaafada ahaan laheen ee dadka Captainka ku fududanaayo Difaac Aan qald galin maa jiro Captain for ever😎🔥


- Cancelo valencia dhan uu afar xabo ka dhigay suu weerar ugu waday Joao caawa 🥶🔥


Stergen wxa faceena nga reebay waa Asi ee Goal keeper kale hanoola raadhiyo 😔

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan waxa ku qoran Wararka ugu muhiimsan ee ku saabsan shanta horyal ee ugu wawayn yurup ee xiili ciyaaredka 2024/2025

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025