Wararka ciyaraha barcelona
- 16 🇪🇸 🔥 Nico Gonzalez midkamida lamiisiya, xiddigaha amaahda kumaqan waqtigaan nasiib uma yeelan in waqti badan ka helo xavi 2021dii
- Hadda porto uu DMF ama burburiyaha utaagan yahey 22 sano jirkaan lamiisina kasoo kacey , yaana la illaawin hadalkii kabtan busquets ahaa Nico Gonzalez aniga waa ibadali karaa
Waxa la filayaa sanad kaleh inu sii jogo porto walow uu sanadkan bandhig ad uu wanagsan so mujiyay
Comments
Post a Comment