Wararka ciyaraha city


 Matteo Kovacic underrated player


Heshiiski Kovacic iyo kii Palmer ba waxaa qabaa inuu ahaa win-win situation dhinac walbo kooxaha iyo xitaa ciyaartoyda mid walbo dooqiisa ma xumaanin oo waxay heleen goob iyo ciyaartoy ay ku baxsadeen xilli adag


Matteo halka cillad uu leeyahay waa inuusan eheen Ilkay Gundogan oo noocisu naadir yahay in dib loo arko laakin marwalbo uu dheelayo waa farqi la arki karo wuxuu kubadda ku heyn kara suuqa bakaaraha oo lagu jiro maalmaha ciidda sida uu baller u yahay darteed.


Palmer isagana wuxuu Chelsea uga fiicnaaday laacib walbo ay soo iibsatay sanadihi danbe oo dhan marka meesha ee ciladda ka jirto waa in Palmer uu Chelsea u noqday waxwalbo Kovacic na laga waayay gooldhalinti Gundogan [marki intaas laga reebo ceeb malahan].


Ugu danbeen Kovacic, Palmer City iyo chelsea ba waxa uu mid walbo heysta waxa uu rabay warku waa intaas.

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha