Wararka ciyaraha psg

 Xilli ciyaareedkan kooxda PSG iyo Luis Enrique:



 ☑️ Horyaalka Faransiiska wee ku guuleesteen 


☑️ Champions League-ga French Super Cup sidoo kale wee qaadeen . 


◾️  Finalka Koobka Faransiiska ayee joogaan . 


◾️ Semi-finalka UEFA Champions League wee joogaan.


 Iyagoon samayn buuqa kooxaha  kale, 


waxay doortee n inay wax walba ku guuleystaan..


Aamusnaanta ayaa xaqiijiso guusha

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha