Wararka Liverpool

  Wiilka Liverpool ay doonayso ee Fermin Lopez waxa uu caawo dhaliyey goolkiisii 10-aad ee xili Ciyaareedkaan waliba isagoo Keydley iska ahaa.


Barcelona Waxay tabtaa Pedri iyo Gavi ee Marabto


Fermin Lopez .


Liverpool jaanis ayey heysataa cunugaa Meel kaste waa joogaa Boos raacasho iyo Caashaco 💯 

Wa ciyaryan da’a yar oo racasho iyo goal dhalin badan leh runti Hadi ay Liverpool hesho faaido wayn ayay ka helaysa dhanka goal dhalinta 👍🏾

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan waxa ku qoran Wararka ugu muhiimsan ee ku saabsan shanta horyal ee ugu wawayn yurup ee xiili ciyaaredka 2024/2025

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025