Peep guardiola


Gael Clichy ayaa ka sheekeynayay hadalkii uu yiri Guardiola markii ugu horeysay ee uu kooxda la kulmay:


“Guardiiola wuxuu inagu yiri: “waxaan ogaa inaan halkaan imaanayo muddo sannad ah, wana idiin daawanayay, kooxdaan waxaa ka buuxa ciyaartooy buuran. Waxaan doonayaa inay ciyaartoydeyda caato u noqdaan sida ushaan oo kale. Waxaan dhamaantiin idiin qorayaa jimicsi aad baruurta ku ridaan.


“Aniga ayaan go’aansanaya miisaankiina ka dib shan isbuuc. Haddii aad labo kiilo ka badataan miisaanka aan idiin qabto waxaad orod ugu soo wareegeysaan garoonka.”


Clichy ayaa hadalkiisa raaciyay: “Markii aan ka soo laabanay kulamadii saaxiibtinimo ee xagaaga. Labo ciyaaryahan ayaa noqday kuwa weli buuran. Ma aheyn ciyaartoyda akadeemiga waxay ahaayeen labo ka mid ah ciyaartoyda waa weyn oo miisaankooda uu ka kordhay intii loo qabtay. Muddo 10 maalmood ah waxaa lagu qasbayay inay orod garoonka kula soo wareegaan.”


7 sano ka hor ayu Shekaynayaa pep 

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha