Suuqa kala ibsigaa
🚨🇬🇪 Barcelona ayaa ogaan doonta usbuucan inay la soo wareegi karaan Khvicha Kvaratskhelia. (Diario Sport)
Jadon Sancho ayaa doonaya inuu sii joogo Dortmund wixii ka dambeeya xagaagan. (Ben Jacobs)
🇧🇷 Fenerbahce iyo Galatasaray labaduba waxay isku dayi doonaan saxiixa Casemiro xagaagan. (Aksam)
🇧🇷 Fluminense ayaa soo gudbisay soo jeedin rasmi ah oo ay kula soo saxiixaneyso daafaca Brazil Thiago Silva ka dib markii 39 jirkaan uu ku dhawaaqay inuu ka tagayo Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan (Fabrizio Romano).
🇪🇸 Dani Ceballos ayaa lagu soo waramayaa inuu heshiis horudhac ah la gaaray Atletico Madrid hadii ay dhacdo inuu ka tago Real Madrid xagaagan. (El Mundo Deportivo)
Comments
Post a Comment