Tooni kroos
ilmo yar yar oo aan Kubada Cagta Fahan sayen Yaa maalin kaste Commenting iska buuqaaya.
Ciyaaryahanka Markii Qad-dhexe yahay Waxa Lugu Qiimeeyo waa .
🔥Hal-aburkiisa,
🔥Muhandas-nimadiisa,
🔥Farsamadiisa,
🔥Baaska iyo Aragtidda.
Kubada Cagta ma jiro qof kudhagan Toni Kroos, Xavi Hernández, Luka Modric iyo Andres Iniesta xitaa Andres Pirlo Kuwaas oo aan goolal badan dhaliyey Laakiin ahaa Qad-dhexe oo Kubada Cagta ka qalin jabiyey.
Laakiin Bellagaham, Paul Bogba, Thomas Mular iyo Arthur Vidal Waa iska Falti nagaa, shanto dheer wax hal abuur ah Malahan.
Damiinada Ku taabashada ku qaraabta Comamtiga Ku sooqor intaan himaamay 👀😁
Ninkàn Nin wayn wayeh kubad tii ahayd wuu kuso raxaystay al maystiro toni kroos
Comments
Post a Comment