Wararka barcelona

🚨🏅| Barcelona ayaa kala ogaan doonta in ay isbuucaan ay lasoo saxiixan karaan


Kvaratskhelia ama inkale. 🔵🔴


Wakiilka Kvaratskhelia ayaa mudnaanta siinayaa inuu sii joogo napoli laakiin waxay rabaan mushaar kordhin ilaa €5 million euro ah lakuna bur-burin karo €100 milyan euros.


Haddii ay heshiis la gaari waayaan, Ciyaaryahanka ayaa ku qasbi doono inuu ka baxo kooxda, barcelona ayaana xiiseyneysa.


Ma jeclaan lahayd inuu yimaado Barça? 


Sido kaleh dhaqalaha barca aya ad uso kabanaya 

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan waxa ku qoran Wararka ugu muhiimsan ee ku saabsan shanta horyal ee ugu wawayn yurup ee xiili ciyaaredka 2024/2025

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025