Wararka barcelôna


 - Shirkii jaraa'id ee Xavi kahor kulanka habehn dambe ee Rayo vallecano ❤️💙 


- Xavi 🗣Waxaan halkaan u imid kalsooni iyo aaminaadda kooxda, waxaana aaminsanahay inaan u tartami karno oo aan gaari karno waxyaabo waaweyn xilli ciyaareedka soo socda."


 - 🗣 Waxaan ku dadaali doonaa inaan ku dhameyno xilli ciyaareedkan sida ugu macquulsan oo aan isku diyaarino xilli ciyaareedka soo socda.


- 🗣 Waxaan kooxda ku leeyahay saldhig weyn oo ay ku jiraan wiilal ka socda La Masia oo iyaguna isa soo muujiyay.


- Xavi 🗣 Waan ku faraxsanahay sababtoo ah waxaan ku jiraa kooxda ugu fiican adduunka ❤️💙⚽️, 

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan waxa ku qoran Wararka ugu muhiimsan ee ku saabsan shanta horyal ee ugu wawayn yurup ee xiili ciyaaredka 2024/2025

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025