Wararka barcelonaa
Yaaaah hada Next season ma Joshua kimmich iyo paplo Gavi ayaa khadka dexe sxp ku noqonaya
Mar hadii Joshua kimmich yimaado gavina sii joogo waxaan Lee yahay kooxaha Yurub Nasiib wacan
Kimmich OO Kaga jaka tooraynaya booska DMF ka
paplo Gavi OO manta OO daan ku raacayaa kubada kana haynayaa kuguna baasaya kana daliinaya
War labadaan xirfada waxaa uu deer ma yaqanan kubad jiil jiil caan waxayna deelaan xamaasad kulan walba
Arman sanadkan inadaha suuqa aan arkayo Treble Qadnaa
Wlle waxaan sugi la ahay Gavi iyo kimmich OO matalaya Barcelona
Hadad maqashay Biirta Nool waa Gavi iyo kimmich ma yaqanan jiil jileec duuxaa laga garacayaa
Kkkk odayaal LaLiga nagala deela waxaan ka baqayaa inay duuntaan cabsi darteed
Good luck jeon Laporte kaliiya hadad noo keento Joshua kimmich Barcelona
Frenkie Dejong kimmich paplo Gavi kkkk war Yurub halaga guuro
Nico Williams lamine yamal Ropert Lewandoski
Jeo cancelo pau cubarsi Ronald aroujo jules kounde Gk Stegen
Pebch ilkay Gundogan pedri Fermin lopes xavi simonez Joe Felxis Vector reQue Raphinha chistenzen sergio Roperto palde Julian aroujo
Waar meeshaan khal khal waa yalaa Barcelona waxay disaysaa koox world class ah
Comments
Post a Comment