Wararka ciyaraha manta




 Wararka ciyarahaa Real Madrid aya 3 iyo 0 ku dhufatay dhigedaa Cadiz sido Barcelona aya 4 iyo hal loga badiyay gironaa aya ku dhifatay 4 :2 sido kaleh wararka eplka aya Arsenal aya mantaa guul mihim gadhay walow ay badisay Manchester city taas ayaa ilaa hada kasi dhigaysaa horyalka inu meel xiiso leh marayoh nadigaa réal madrid aya ku gulaystay horyalka Spain 🇪🇸 waxanu lenahay tagerayasha real madrid hampalyo 🎉🎊

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha