Wararka ciyaraha mantaa



  PSG waxay garaacday afar iyo toban jeer xilli ciyaareedkan - waana rikoorka ugu badan ee koox kasta (ilaa 03-04) hal olole oo UCL ๐Ÿ‘€


Ciyaartii ugu dambeysay ee Marco Reus ee BVB midabada ayaa noqon doonta finalka UCL ๐Ÿ’›


๐ŸŒ•-Barcelona ayaa suuqa dhigtay Raphinha waxayna ku fasixi doonan lacag dhan 80M kooxaha ilaa imika dalab kasoo gudbiyey dhamaantood waxay ka socdaan horyaalka suciidiga ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ(Joaquimera ๐Ÿฅ‡)


๐Ÿ˜ณ!



Halyeeyga David Villa oo tabin toos ah la socda Gerard Romero oo ku jeesjeesaya Dembรฉlรฉ ๐ŸŽ™๐Ÿšจ:


Barcelona oo labo gool laga dhaliyo iyo dabaal degiisa kama dhigeyso ciyaaryahan weyn. Wuxuu ahaan doonaa ninka ay dadku xasuusan doonaan waayo xirfadiisa isbitaalka ayuu ku qaatay, waana ninkii 2019 championka ku qasaariyay Liverpool. Waxaa lagu xusi doonaa Luis Figo iyo kuwa kale. Tani waa waxa ugu badan ee uu heli doono ๐Ÿคฏ๐Ÿ’™✨


Gerard Pique oo la jira Rack 1 kadib dhamaadka ciyaarta ๐ŸŽ™๐Ÿšจ๐ŸŽ™:


Gabi ahaanba waanu saxnay hadii aanay ahayn qaladkii Araujo waanu mutaysan lahayn maantana waanu xaqiijinay. Paris maaha koox adag oo adag. Dortmund waxay awooday inay gadaal iyo horeba ka badiso goolna lagama dhalin, lugtii horena sadex ayaan kaga badinay, lugtii labaadna 1-0 ayaan ku kala baxnay, ilaa Araujo la ceyriyay oo wax walba is badaleen oo ay soo baxeen. ๐Ÿ˜ข❤️ ✨


Halyeeyga Van Persie kadib markii Paris iyo Mbappe ay tageen ๐ŸŽ™๐Ÿšจ๐ŸŽ™:


Mbappe ayaa gaaray da'da 25 jir kooxdiisana horyaal uma qabanin mana lahan hal kubad oo dahab ah ama The Best, halka Messi oo 25 jir ah uu haysto 4 kubad oo dahab ah iyo 3 horyaal. Hadda mar kale adduunku waa inuu ogaadaa inuusan jirin guulwade Messi ama qof awood u leh inuu gaaro waxa uu gaaray, xitaa 1%. Kubadu waa cadaalad. Waa halyeey sababtoo ah waxa uu gaaray waa mid aan dhiman ๐Ÿ’™✨ ๐Ÿซก


๐Ÿšจ QARAN! Marco Reus kulanka ugu dambeeya ee Dortmund wuxuu noqon doonaa finalka Champions League! ๐Ÿ’›๐Ÿ–ค


Bal qiyaas haddii uu ku guuleysto ๐Ÿ˜

Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan waxa ku qoran Wararka ugu muhiimsan ee ku saabsan shanta horyal ee ugu wawayn yurup ee xiili ciyaaredka 2024/2025

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025