Wararka manta
🚨🚨| BREAKING: Joan Laporta wuxuu diyaar u yahay inuu fuliyo balanqaadkiisii ahaa "guuldaradu waxay yeelan doontaa cawaaqib" — waxaa jiri doona DIB U HESHIIS kooxeed xagaagan.
🚨🚨| BREAKING: FC Barcelona ayaa dhageysan doonta dalabyada Ronald Araujo & Jules Koundé.
🚨🚨| HADDA: Frenkie De Jong ayaa suuqa la dhigay.
🚨🚨| Waxaa jiri kara kacdoon safka hore ah sidoo kale, Lewandowski.
🚨🚨| Ferran Torres had iyo jeer kooxda wax ayuu ku soo kordhiyaa & Xavi aad ayuu u qiimeeyaa shaqsiyadiisa sidoo kale.
[Via: SPORT 🥉]
Bes Barcelona waa ku days torres waa jooga isaga iyo xaviba
Frenkie waa la eryaaa nacalaa fataashii ifin dhashey kuyaal barcayy 😡😡😡
Comments
Post a Comment