Ballon d’or 2025


 RASMI AH! ๐— ๐—จ๐—ก๐—”๐—”๐—ฆ๐—”๐—•๐—”๐——๐——๐—” ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—ข๐—ก ๐——’๐—ข๐—ฅ ๐—ช๐—”๐—ซ๐—”๐—ฌ ๐—ž๐—” ๐——๐—›๐—”๐—–๐—œ ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—ง๐—”๐—” ๐—ฆ๐—˜๐—ฃ๐—ง๐—˜๐— ๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐—ง๐—›๐—˜́๐—”̂๐—ง๐—ฅ๐—˜ ๐——๐—จ ๐—–๐—›๐—”̂๐—ง๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐—ง! ๐ŸŒ•๐ŸŒŸ


Weli waa saxaafadda oo codkeeda dhiiban doonta! ๐Ÿ—ณ️


Shuruudaha lagu qiimeeyo:


  1. Waxqabadka shaqsiga ah iyo sida uu go’aamada muhiimka ah uga qayb qaatay.
  2. Guulaha kooxeed iyo koobabka uu la qaaday kooxdiisa.
  3. Anshaxa ciyaaryahanka iyo ixtiraamka uu tuso garoomada.



๐Ÿ‘‰ Shuruudda la xiriirta guud ahaan xirfadda ciyaaryahanka waa laga saaray habka codbixinta ee daabacaaddan


Comments

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha