Lamine yamal




 Mahadsanid Lamine Yamal kuma Xaqirikaro Caawa Waxa aad itustay inaad Bollon Dior ka iyo Kubada Cagta aad  Sanadaha soosocda Maamuli doonto.


Daqiiqadii 1-aad ilaa iyo daqiiqaddii 120+2 aad Waxa uu u dheelaaayey isku si wabila 3 ayaa Lugu Raacaayey.


Hal mar xitaa ma niyad jabaayo Lamine Yamal.


Waligay isma dhihin Ciyaaryahan Leo Messi oo kale ah aaad Kubada Cagta ku arkee Laakiin Hadda waxaan arkaa wiil yar oo Xitaa ka Milaatati badan Leo Messi.


Lamine Yamal waxa uu ka fiicanyahy Messi marka ay timaado Kalsoonida Soolaabashada.


Hambalyo Hambalyo Hambalyo Yamal yare Haddii aan Bollon Dior ka Bixin lahaa  aawa ayaan Gurigaaga kuugu Keeni lahaa.


17-jir Ay celin waayeen 3 Ciyaaryahan WoW 🔥

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Wararka manta

Halkan hoose waxaa ku qoran wararkii ugu dambeeyay ee horyaalada kubadda cagta ee Spain (La Liga) iyo England (Premier League) xilli ciyaareedka 2024–2025

Wararka ciyaraha