Wararka ciyaraha ee manta 18/5/25
Crystal Palace oo taqriikhda sameysay kadib Guul ka Dhex helay Manchester City
Kooxda crystal palace ayaa markii ugu horreysay taariikhdeda ku guuleysatay koop weyn kadib marki ay 1-0 kaga adkaatay Manchester City ciyaartii kama dambaysta FA Cup.
Eberechi Eze ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ciyarta waxaana goolhaye Dean Henderson uu badbadiyay goal ku laag muhiim ah Guushaan waxay crystal palace u suurtagelinaysaa inay ciyarto tartanka UEFA Europe League xillli ciyaareedkaa so socda
Kevin De Bruyne oo ka hadlay mustaqbalkisa kadib guuldaarradii FA Cup ka
Xiddiga Manchester City kevin de bruyne ayaa shaciyay inuu wadahadallo kula jiro kooxo kale oo uu ka mid yahay Liverpool.
Mohamed salax ayaa isna sheegay in Liverpool ay diyaar u tahay inay so dhoweeyaan De bruyne haddi uu doorto
Conor bradley oo heshis cusub uu saxixay Liverpool difaacaa da’ada yar ee Liverpool conor bradley ayaa saxiixay heshiis cusub isaago sheegay inuu doonayo inuu la sameeyo xasuuso kaleh oo cajiib ah kooxda
Comments
Post a Comment