Mbappé Maxa helay

Kylian mbappe waxa uu ahaa Dibuurka Paris Saint-Germian Champions League ka hortaagnaa ayuu yiri Kabtan Mohamed Abu Tarika. Abu Tarika oo Falanqeynayey Ciyaartii u Dhaxaysay Paris Saint-Germian iyo Arsenal ayaa Yiri:" Paris hadda ayey qaadee Champions League sababtoo ah Kylian Mbappe ayaa Dhibaato ku ahaa Kooxdaan PSG. Hadda Real madrid wax faa,iido ah Kylian Mbappe kuma soo dhordhindoona Champions League uma fududa. Paris Saint-Germain waxa ay qaadaysaa saddexley koobab ah Laakiin Kylian Mbappe waa Zero kob. Kabtanku waxba uma reeban Kylian Mbappe.