Eden hazard

Eden Michael Hazard" Si Dacad ah aan idinla hadlo, Laliga Wuxu Wayay Iftiinkii Kadib Markii Messi ka Tagay, Calaamku Wuxu 7aad Walba Dawani Jirey Magic lakiin Hadda ..? Kulamadu waxay Noqdeen Kuwo Hoos u dhacay oo La dawani karin Balse Cunugan Yamal Waxa U Soo Celiyay Iftiinkii iyo Quruxdii kulamadu Lahayeen, Markii aan Isaga Dawanaayo Waxan Ogada Sababta aan u Jeclaa inaan ka Ciyaaro Spain.. Wuxu leeyahay Taabasho Qurxoon oo Fudud Taasi oo Fadhiga kaa-kicineyso.. Horey Waxay Campnou u Tagi Jireen Inay Messi Soo Dawadaan Hadda na Yamal In ay Soo Dawadaan ayay u Tagaan.. Bal Qiyaas Markii u Gaadho 20 jir Muxu Sameyni Doona..kaliya ma ahaan Goolashisa iyo Xirfadiisa ee Waa Cabsi La'aanta Ku jirto, Wuxu Daafacyada u Weerarayaa Sidi inuu Barxada iskuulkiisa Ku Ciyaarayo oo kale, Cabsi La'aan iyo Ka-labolabayn la'aan kaliya Waa iskaga Raxaysanayaa..♥️ Waxan usheegaya Qofkii Ka Cabsanaayo Daafacyada Spain Cunugani Wuxu Ka dhigay In ay Tababar Qadanayaan Markoodi ugu Horeysa...