Posts

EpL

Image
 Naadiyada Premier League waxay kasbadeen wadar dhan £6bn marka la isku daro wadarta dakhliga guud £500m ayay kordhay marka loo eego xilli ciyaareedkii hore ee 2021/22. Sida caadiga ah "Big 6" waxay gabi ahaanba heleen dakhliga ugu sarreeya iyadoo 6-da naadi ee Top 6 ay sameeyeen ku dhawaad ​​​​60% iyaga oo helay £3.5bn kamida dakhligaas. City ayaana ah kooxda heshay dakhliga ugu badan kooxaha England £713 Milion ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟPr

Xavi alonso

Image
 "Xavi Alonso intii aan ku gudo jirnay barashada macalinimada qaasatan qeybta difaacashada waxaa aan soo bartay falsafado badan iyo habab badan oo daafacasho ah laakiin dhamaan macalimiintii hababkaas nabareesay waxay noosheegeen ineesan falsafadahaas dhan oo difaacasho ah aysan mar kaliya shaqeen doonin markaasna waa markii aad kahortagto Lionel Messi. Runtii aad baan unasiib badanahay maadaama aananba kahor tagin asaga anigoo macalin ah.

Chelsea

Image
Rasmi: 39-jir Thiago Silva ayaa katagaya kooxda Chelsea marka uu dhamaado Xili Ciyaareedkaan. Silva waa mid ka mid ah difaayadii ugu Fiicanaa ee Soomara Taariiqda Kubada Cagta laakiin aan la buun buunin.

Yar yar ka barcelona

Image
 Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ iyo Barcelona Midkoodna Fans Uma ihi Balse Macalimow Xavi Runtii Wuxuu Soo Saaray Da.yar Mustaqbalka dheer Ay Ku Aflixi doonaan Qaranka Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ iyo Kooxda Barcelona lamesia Waa Academy Ugu Fiican Kubada Cagta  No Xaqiraad ❌️  Runtu Waa Mid Muuqata ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Pedri (21): Khadka dhexe ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Alejandro Balde (20): gadaal bidix ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Gavi (19): Khadka dhexe ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Lamine Yamal (16): Garabka midig ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Pau Cubarsรญ (17): Xarunta dib ugu noqoshada ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Fermรญn L รณpez (20): khadka dhexe Dhamaan credits waxay u socotaa Xavi inuu aamino wiilashan. Wuxuu hadda diyaariyay lix xirfadood oo U21 ah oo diyaar u ah inuu matalo xulka qaranka Spain. ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ’ช 

Lewandowski ๐Ÿ”ฅ

Image
Horta maxa sababay inaan cayno weeraar yahanadeena kalay markasta  Lewandowski wuxuu jiiraa dada 36 sano hadana matoorkiisa Goal daliineed walii wuu shaqayanayaa Lewandowski waa miid kamid weerar yahanada ugu Fcn kubada cagta manta  Xidigu mar waa ka wareeri karta Lewandowski xilli ciyaareedkan isagoon Foom kiisii ugu Fcna ku jiriin ayuu na siyaay isku-daar goolal iyo cawiin 35 gool  Barcelona iyada Lewandowski wareerisay wayo xiligii loo baahnaa iin ay Horyaal uu tartanto ma aysaan uu keenin weeraar yahan la shaqaysta  Hadii bilowgi hoore lewandowski uu haysaan lahaa lamine yamal hada Barcelona kobaab ayaay ku guulaysan lahayd  Lewandowski sidaa uu ufahmay Lamine yamal ayaa ah waxaan cadi ahayn wana taan keentay iin 2024 inuu noqdo ninka 3 ee ugu golasha badan kaliiya mpape iyo Harry kane ayaa ka horeeya Yurub OO daan   Kaliiya 36 sano jiir walii tartamaya anigu Messi iyo lewandowski waan ka qayliiye abaalmarinta ayaaba jecel mar kale pichichi ayuu ku gula...

Alex baena

Image
DEG-DEG: Laacibka 22-jirka Qad-dhexe ee Xulka Qaranka Spain iyo Kooxda Villreal ee Alex Baena oo ay Arsenal doonaysay ayaa yiri ๐Ÿ—ฃRiyadeyda iyo hadafka ugu Weyne Kubada Cagta waa inaan Xirto maaliyadda kooxda Barcelona oo ah kooxda aan waligay taageeri jiray. Alex Baena waa Kiven De Bruyneka Horyaalka LaLiga waana ciyaaryahanka Kaliya ee Laliga ka ciyaara oo xili Ciyaareedkaan caawiyey 17-gool isagoo dhaliyey 6 gool. 22-jir ka culus birta Alex Baena kooxdee helidoonta waliba qiimihiisa saxda ah waa 60-Milyan.

Julian Araujo

Image
 Julian Araujo, ciyaaryahankeena amaahda, kadib dhamaadkii ciyaarta, waxaana uu dhaliyay gool ๐ŸŽ™๐Ÿšจ๐ŸŽ™:  Waxaan u maleynayaa inay tahay mid ka mid ah goolashii ugu fiicnaa ee aan dhaliyay xilli ciyaareedkan. Waa muhiim inaan sii wado horumarinta sababtoo ah waxaan hubaa inaan ku laaban doono Barcelona xilli ciyaareedka soo socda. Barcelona dhexdeeda, Deco ayaa ii sheegay inay ku faraxsan yihiin waxa aan bixinayo, waxaana aaminsanahay inay fursad u timid inaan soo laabto ❤️๐Ÿ‘‘✨