EpL

Naadiyada Premier League waxay kasbadeen wadar dhan £6bn marka la isku daro wadarta dakhliga guud £500m ayay kordhay marka loo eego xilli ciyaareedkii hore ee 2021/22. Sida caadiga ah "Big 6" waxay gabi ahaanba heleen dakhliga ugu sarreeya iyadoo 6-da naadi ee Top 6 ay sameeyeen ku dhawaad 60% iyaga oo helay £3.5bn kamida dakhligaas. City ayaana ah kooxda heshay dakhliga ugu badan kooxaha England £713 Milion ๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟPr