Posts

Showing posts from April, 2024

EpL

Image
 Naadiyada Premier League waxay kasbadeen wadar dhan £6bn marka la isku daro wadarta dakhliga guud £500m ayay kordhay marka loo eego xilli ciyaareedkii hore ee 2021/22. Sida caadiga ah "Big 6" waxay gabi ahaanba heleen dakhliga ugu sarreeya iyadoo 6-da naadi ee Top 6 ay sameeyeen ku dhawaad ​​​​60% iyaga oo helay £3.5bn kamida dakhligaas. City ayaana ah kooxda heshay dakhliga ugu badan kooxaha England £713 Milion 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿Pr

Xavi alonso

Image
 "Xavi Alonso intii aan ku gudo jirnay barashada macalinimada qaasatan qeybta difaacashada waxaa aan soo bartay falsafado badan iyo habab badan oo daafacasho ah laakiin dhamaan macalimiintii hababkaas nabareesay waxay noosheegeen ineesan falsafadahaas dhan oo difaacasho ah aysan mar kaliya shaqeen doonin markaasna waa markii aad kahortagto Lionel Messi. Runtii aad baan unasiib badanahay maadaama aananba kahor tagin asaga anigoo macalin ah.

Chelsea

Image
Rasmi: 39-jir Thiago Silva ayaa katagaya kooxda Chelsea marka uu dhamaado Xili Ciyaareedkaan. Silva waa mid ka mid ah difaayadii ugu Fiicanaa ee Soomara Taariiqda Kubada Cagta laakiin aan la buun buunin.

Yar yar ka barcelona

Image
 Spain 🇪🇸 iyo Barcelona Midkoodna Fans Uma ihi Balse Macalimow Xavi Runtii Wuxuu Soo Saaray Da.yar Mustaqbalka dheer Ay Ku Aflixi doonaan Qaranka Spain 🇪🇸 iyo Kooxda Barcelona lamesia Waa Academy Ugu Fiican Kubada Cagta  No Xaqiraad ❌️  Runtu Waa Mid Muuqata 🇪🇸 Pedri (21): Khadka dhexe 🇪🇸 Alejandro Balde (20): gadaal bidix 🇪🇸 Gavi (19): Khadka dhexe 🇪🇸 Lamine Yamal (16): Garabka midig 🇪🇸 Pau Cubarsí (17): Xarunta dib ugu noqoshada 🇪🇸 Fermín L ópez (20): khadka dhexe Dhamaan credits waxay u socotaa Xavi inuu aamino wiilashan. Wuxuu hadda diyaariyay lix xirfadood oo U21 ah oo diyaar u ah inuu matalo xulka qaranka Spain. 🇪🇸💪 

Lewandowski 🔥

Image
Horta maxa sababay inaan cayno weeraar yahanadeena kalay markasta  Lewandowski wuxuu jiiraa dada 36 sano hadana matoorkiisa Goal daliineed walii wuu shaqayanayaa Lewandowski waa miid kamid weerar yahanada ugu Fcn kubada cagta manta  Xidigu mar waa ka wareeri karta Lewandowski xilli ciyaareedkan isagoon Foom kiisii ugu Fcna ku jiriin ayuu na siyaay isku-daar goolal iyo cawiin 35 gool  Barcelona iyada Lewandowski wareerisay wayo xiligii loo baahnaa iin ay Horyaal uu tartanto ma aysaan uu keenin weeraar yahan la shaqaysta  Hadii bilowgi hoore lewandowski uu haysaan lahaa lamine yamal hada Barcelona kobaab ayaay ku guulaysan lahayd  Lewandowski sidaa uu ufahmay Lamine yamal ayaa ah waxaan cadi ahayn wana taan keentay iin 2024 inuu noqdo ninka 3 ee ugu golasha badan kaliiya mpape iyo Harry kane ayaa ka horeeya Yurub OO daan   Kaliiya 36 sano jiir walii tartamaya anigu Messi iyo lewandowski waan ka qayliiye abaalmarinta ayaaba jecel mar kale pichichi ayuu ku gula...

Alex baena

Image
DEG-DEG: Laacibka 22-jirka Qad-dhexe ee Xulka Qaranka Spain iyo Kooxda Villreal ee Alex Baena oo ay Arsenal doonaysay ayaa yiri 🗣Riyadeyda iyo hadafka ugu Weyne Kubada Cagta waa inaan Xirto maaliyadda kooxda Barcelona oo ah kooxda aan waligay taageeri jiray. Alex Baena waa Kiven De Bruyneka Horyaalka LaLiga waana ciyaaryahanka Kaliya ee Laliga ka ciyaara oo xili Ciyaareedkaan caawiyey 17-gool isagoo dhaliyey 6 gool. 22-jir ka culus birta Alex Baena kooxdee helidoonta waliba qiimihiisa saxda ah waa 60-Milyan.

Julian Araujo

Image
 Julian Araujo, ciyaaryahankeena amaahda, kadib dhamaadkii ciyaarta, waxaana uu dhaliyay gool 🎙🚨🎙:  Waxaan u maleynayaa inay tahay mid ka mid ah goolashii ugu fiicnaa ee aan dhaliyay xilli ciyaareedkan. Waa muhiim inaan sii wado horumarinta sababtoo ah waxaan hubaa inaan ku laaban doono Barcelona xilli ciyaareedka soo socda. Barcelona dhexdeeda, Deco ayaa ii sheegay inay ku faraxsan yihiin waxa aan bixinayo, waxaana aaminsanahay inay fursad u timid inaan soo laabto ❤️👑✨

Wararka barcelona 💙❤️

Image
 2-saac kahor ciyaarta ay ka dhima tahay wax yar ayuu Robert Lewandoski Lugu yiri Markuu xili Ciyaareedkaani Dhamaado Barcelona maka tagee ?  Lewandowski ayaa yiri maya wax macquul ah xitaa maahan anigu 2-sano kabadan ayaan rabaa inaan siijoogo kadib maxaa dbacay waxa uu dhaliyey 3-gool Hatric. Gool dhalinta Horyaalka LaLiga ayuu rabaa inuu ku guuleysto Sanadkiisii Labaaad oo aw Horyaalka joogo. Reer Barcelona ismiijiya. 🚨 WAA MAXAY CIYAARYAH! Barça ayaa 4-2 kaga badisay Valencia iyadoo uga mahadcelineysa TRIPLE uu dhaliyay Robert Lewandowski! 👏💙❤️ Ft: 4 vs 2 Winn💙🔥 - Ciyaarta ka hor saxaafada ka xanajiyeen Sanadka danbe masii jooge cml Muran La.an sanadka danbe Halkan waa sii jooga uu dhahay Jirkeyga wali wuxuu i tusaya ina fit ahay caawa Hattrick uu ugu shubay⭐️ - Free kick Fadhiga aan ugu kacay uu ku shubay caawa lewa Kooxda maalmahan Madx dhalis socdo noqotay Fermin lopez Gaajo Goal heeso 💎 - Captain Araujo La.antiisa ciyaalka xaafada ahaan laheen ee dadka Captainka ...

Wararka Liverpool

Image
  Wiilka Liverpool ay doonayso ee Fermin Lopez waxa uu caawo dhaliyey goolkiisii 10-aad ee xili Ciyaareedkaan waliba isagoo Keydley iska ahaa. Barcelona Waxay tabtaa Pedri iyo Gavi ee Marabto Fermin Lopez . Liverpool jaanis ayey heysataa cunugaa Meel kaste waa joogaa Boos raacasho iyo Caashaco 💯  Wa ciyaryan da’a yar oo racasho iyo goal dhalin badan leh runti Hadi ay Liverpool hesho faaido wayn ayay ka helaysa dhanka goal dhalinta 👍🏾

Maxamed salax

Image
 🚨😶 Mo Salah ayaa si toos ah uga soo degay tunnelka ka dib murankii 🆚 Klopp …Xilligiisa xun wuxuu ku sii socdaa kaliya 2️⃣ gool ayuu dhaliyay Premier League intii u dhaxaysay March (1) iyo April (1) 🇪🇬 Waxa laga yaba inu carabta qabto fasal ciyaredka xiga taaso lacag badan ay ku rabto naadiga reer suucudi ee al ahli 

Ciyaraha ⚡️

Image
   ⚪️🇹🇷 Arda Güler: "Waxaan joogaa kooxda aduunka ugu fiican, aad ayaan u faraxsanahay". "Kama shaqeynayo jir ahaan, laakiin sidoo kale maskaxdeyda. Si samir ayaan u sugayaa, maskaxdaydu waa inaan sii wanaajiyo." "Waxaan rabaa inaan uga mahadceliyo Ancelotti fursadda".

Suuqa kala ibsiga ciyartoyga

Image
 🇳🇱 Manchester United ayaa xiiso u muujisay xiddiga Bayer Leverkusen ee Jeremie Frimpong waxayna xoojisay dadaalkeeda ku aadan sidii ay heshiis u heli lahayd. (Sport Bild) 🇺🇦 Labada Manchester United iyo Bayern ayaa xiiseynaya saxiixa Andriy Lunin, kaasoo laga yaabo inuu kursiga keydka fadhiyo Real Madrid marka uu Courtois kasoo laabto dhaawac. (Fichajes) 🇪🇸 Dani Ceballos, oo ku arkay waqti xaddidan Real Madrid xilli ciyaareedkan, ayaa laga yaabaa inuu ka tago kooxda xagaagan, iyadoo Milan ay muujisay xiisaha ay u qabto heshiis amaah ah ciyaaryahanka. (Diario AS) 🇩🇪 Bayern München ayaa si firfircoon u raadinaysa saxiixa daafaca Bayer Leverkusen Jonathan Tan. Si kastaba ha ahaatee, ma jiro wax xiriir ah oo dhexmaray Bayern iyo ciyaaryahanka weli. (Florian Plattenberg, Sky Sports) 🇪🇸 Manchester United ayaa laga yaabaa inay raacdo saxiixa Girona's Miguel Gutierrez xagaagan, iyadoo Arsenal iyo West Ham ay sidoo kale isha ku hayaan daafaca bidix. (GiveMeSport)

Suuqa kala ibsigaa ciyartoyga

Image
 Shuruucda maaliyadeed awgeed, Barcelona ayaa laga yaabaa inay u baahato inay dhaqdhaqaaqyo adag ka sameyso suuqa kala iibsiga xagaagan. Taas ayaa keentay in maalmihii ugu dambeeyay kooxda ay ku hareeraysan tahay dabaylo xanta suuqa kala iibsiga ah. 🤯👇 👋🤔 PSG ayaa diyaarinaysa dalab aad u wayn oo dhan 200 milyan oo euro oo ay ku doonayso 16 jirka Barcelona ee Lamine Yamal si uu u badalo Mbappé kaas oo qarka u saaran inuu ka tago Paris kuna biiro Real Madrid. (Le Parisien) 👋🤔 Barcelona ayaa diyaar u ah inay dhageysato dalabyada Ronald Araujo xagaagan, iyadoo Manchester United ay ka mid tahay kooxaha xiiseynaya daafaca, kaasoo lagu qiimeeyo 100 milyan euro. (Diario Sport) 👋🤔 Bayern ayaa la socota xaalada Frenkie de Jong ee Barcelona, ​​laakiin mushaarkiisa ayaa noqon kara dhibaato. (Sky Sports Germany) 📝🤔 Bernardo Silva ayaa go'aansaday inuu ka tago Manchester City xagaagan. Portugal-ka ayaa qandaraaskiisa lagu burburin karaa 58 milyan oo Yuuro, waxaana uu aad u doonayaa in...

Wararka barcelona

Image
Xavi iyo Deco ayaa calaamadsaday saddex boos oo ay Barcelona xiisaynayso si ay u xoojiso suuqa kala iibsiga xagaaga soo socda.  Khadka dhexe ee weerarka, khadka dhexe ee daafaca iyo garabka bidix ayaa ah saddexda boos ee la doortay.  Iyaga, ta kowaad waa waaxda kaliya ee ay Blaugranas maskaxda ku hayaan bartilmaameed cad - Bernardo Silva.  Silva wuxuu ku jiray radar-ka kooxda wakhti dheer hadda wuxuuna runtii ku riyoonayaa inuu u dhaqaaqo Catalonia.  Xaaladda dhaqaale ee kooxda, si kastaba ha ahaatee, waxay ka hor istaagtay miro-dhal, qaliinkuna ma noqon doono mid fudud xagaagan sidoo kale.  Midka maneuver  Mushaharka Bernardo Silva, oo ay ku jiraan kharashyada amortization, ayaa isku geynaya ilaa 25 milyan oo Yuuro sanadkii.  Barcelona, ​​sidaas darteed, waxay u baahan tahay iib weyn oo ah qaab bixida miisaan culus si loo maalgeliyo isla.    Bernardo Silva ma ku biiri doonaa Barcelona xagaagan?  (Sawirka waxaa leh Julian Finney/Sawirad...
Image
Rasmi: Hafid daraji ayaa ka tagaaya tabintii Bein sports dhamaadka season Kan  Xaafid daraaji waxa uu ahaa Tabiye Xamaasad iyo Macaan u yeela Ciyaaraha. Waxaan ku xasuustaa Markii uu Difaaca Bayren Munchen ee Apumakano u yiri Apu-Maguire 😁. 😁Virgil Van Dijk uu ku yiri Virgil Van-Maguire . Markii intay Manchester City Kubada ka heysatay Real Madrid 14-daqiiqo oo aw Real Madrid Ku camirtay waxa uu yiri 😁 Al-xamdulillah Hadaan u jeednay goolhaye Ederson ama  Ruunti dhaman mucashqinta kubada cagta way uu xisi donan Wuxu aha wariye cabqari ah oo saanado bdn kubada cagta kuso jiray walow hada uu gabo gabo yahay nasib waacan ayn lenahay si kasto oo lugu jecel yahay wakhti ayd ledahay taasi waa wakhtigaaaa  Xafid waan kuu xiisi doonaa 😭👀

Sirtaa nolosha

Image
Noloshu waxa ay u qaybsan tahay xilli mustaqbalka loo shaqaysto iyo xilli la baashaalo oo waqtigaaga dhalinyaronimo la qaato, haddii aad labadaas isku khaladid nolosha wax badan baad shallayn doontaa adigoo 50 sano jirana dhabarka ayaad ka dhididi doontaa.  Nimanku waxa ay u qeybsan yihiin labo. Kuwa la guursado, reerkiinna la soo baro kadibna carruur loo dhalo, iyo kuwo waqti iska ciyaar ciyaar ah lala qaato, lala tijaabiyo waxyaabaha aad xiisaynaysid kadibna danahaaga la ga raacdo. Haddii aad labadaas isku khaladid wax badan baad ka shallaayi oo furriin iyo ninku ima biilo ayaad ku waalan.   Dumarku labo ayay u qaybsamaan, qaar u qalma in mustaqbalka carruurtaada la gu aamino, naag aadan uga shakiyayn in ilmaheedu baahi u dhiman doonaan ama tarbiyadu ka hallaabayso haddii tii Alle kuu timaaddo, iyo mid qurux badan oo maalmo asxaabtaada loogu faan-faano kadibna noloshaada la ga raacdo, haddii aad labadaas isku khaladdo waxa aad ku waalan doontaa niyow xaaskii baa igu xumaatay...

Ciyaraha dhacdoyin hore

Image
Jamie Vardy: "Markii aan la ciyaarnay Barcelona 2016, waan ogaa in saaxiibadeyda ay rabaan inay funaanadaha kala bedelanayaan ciyaartoyda Barca, ma aanan dooneynin, sidaas darteed cidna maan weydiin, laakiin waqtigii nasashada, Luis Suarez ayaa ii yimid oo ii yimid.  Waxaan waydiistay shaadhkayga weeraryahanka ugu fiican aduunka ayaa doonayey shaadhkayga, waxa ay u muuqatay mid cajiib ah."  🙌

Wararka ciyaraha city

Image
 Matteo Kovacic underrated player Heshiiski Kovacic iyo kii Palmer ba waxaa qabaa inuu ahaa win-win situation dhinac walbo kooxaha iyo xitaa ciyaartoyda mid walbo dooqiisa ma xumaanin oo waxay heleen goob iyo ciyaartoy ay ku baxsadeen xilli adag Matteo halka cillad uu leeyahay waa inuusan eheen Ilkay Gundogan oo noocisu naadir yahay in dib loo arko laakin marwalbo uu dheelayo waa farqi la arki karo wuxuu kubadda ku heyn kara suuqa bakaaraha oo lagu jiro maalmaha ciidda sida uu baller u yahay darteed. Palmer isagana wuxuu Chelsea uga fiicnaaday laacib walbo ay soo iibsatay sanadihi danbe oo dhan marka meesha ee ciladda ka jirto waa in Palmer uu Chelsea u noqday waxwalbo Kovacic na laga waayay gooldhalinti Gundogan [marki intaas laga reebo ceeb malahan]. Ugu danbeen Kovacic, Palmer City iyo chelsea ba waxa uu mid walbo heysta waxa uu rabay warku waa intaas.

Wararka ciyaraha spurs

Image
 🚨Taageerayaasha Tottenham ayaa warqad u qoray maamulka kooxda iyaga oo ka codsanaya in kooxdu ay si ula kac ah guuldarro uga soo gaarto Manchester City si ay uga hortagto Arsenal inay ku guuleysato horyaalka. Spurs waa la daadagaynaa ayay dhaheen Arsenal!!.

Wararka ciyaraha psg

Image
 Xilli ciyaareedkan kooxda PSG iyo Luis Enrique:  ☑️ Horyaalka Faransiiska wee ku guuleesteen  ☑️ Champions League-ga French Super Cup sidoo kale wee qaadeen .  ◾️  Finalka Koobka Faransiiska ayee joogaan .  ◾️ Semi-finalka UEFA Champions League wee joogaan.  Iyagoon samayn buuqa kooxaha  kale,  waxay doortee n inay wax walba ku guuleystaan.. Aamusnaanta ayaa xaqiijiso guusha

Wararka ciyaraha barcelona

Image
 - 16 🇪🇸 🔥 Nico Gonzalez midkamida lamiisiya, xiddigaha amaahda kumaqan waqtigaan nasiib uma yeelan in waqti badan ka helo xavi 2021dii - Hadda porto uu DMF ama burburiyaha utaagan yahey 22 sano jirkaan lamiisina kasoo kacey , yaana la illaawin hadalkii kabtan busquets ahaa Nico Gonzalez aniga waa ibadali karaa  Waxa la filayaa sanad kaleh inu sii jogo porto walow uu sanadkan bandhig ad uu wanagsan so mujiyay 
Image
  Aabahay Allahu unaxariistee Nasiib umaana yeelanin ina kusoo Ag-barbaaro lkn wxaan xasuustaa inuu anagoo Aad uyaryar Nooso qaadan jiray fasax kaliya si uu wakhti noola qaato waliba intaa aan la joogno jacayl iyo naxariis badan ka heli jiray Aabo Aad noogu faana ayuu ahaa oo Aad noogu faraxsan oo saaxiib nala ah,wxuu marwalba nagu cel celin jiray Aduunka gabdho idinka qurux badan ma joogaan  Aabo ,Taasna waxay nagu Abuurtay inaan Kalsooni badan ku qabno naftayada iyo Qaabka quruxda badan ee ilaahay noo sameyey ilaa maantadan la joogo Allhamdulillah 🤲 ..Aduunyo walba ood ilmahaaga siisa wax macna ah ma yeelanayso hadaadan quluubta awlaadad boos ku yeelanin oodan wakhti xasuus reeba la qaadanin ilmahaaga..Marka Aaboyaasha somaalida wxaa iga tallo ah in awlaadiina inta ay yar yar yihiin khaasattan Hablaha Aad si gaara uxanaanaysaan ood naxariis iyo jacayl fara badan siisan Awlaada .qassab maaha in hooyada iyo Aabuhu wada jogaan ama qoys ahadaan si ilmuhu uhelo jacayl ka waalidk...
Image
 Evan Rakitich: Dadku had iyo jeer waxay weydiiyaan yaa fiican, Messi iyo Cristiano? Waxay lamid tahay adoo dhahaya midabkee jeceshahay? Buluug mise gaduud ? Waa mawduuc adag. Ronaldo wax badan wuu tababaran karaa wuuna is daalin karaa, laakiin Messi kabihiisa ayuu gashtaa, garoonka ayuu galaa, number one ayuu noqdaa.

Wararka ciyarha manta

Image
 🚨 Rakitic:🗣 "Waxaan u maleynayaa inaan heysanay xilli ciyaareedkii ugu fiicnaa taariikhda Champions League, waxaan ku garaacnay finalka Faransiiska, Ingiriiska, Jarmalka iyo kooxda heysata horyaalka Talyaaniga." #Kubbadda Cagta ee Isboortiga
Image
 🚨| KALIYA: FC Barcelona waa ay dhici doontaa Dhageyso dalabyada ku socda ciyaaryahan kasta oo kooxda ka tirsan marka laga reebo: Yamal, Pedri, Gavi, Pau Cubarsí & Mikayil Faye. Kaliya 5tan ciyaartoy ayaan la wareejin karin. - Sport📰

Warbixin cusub 10 ciyaryan ugu wangsan adunka

 1 Messi 10 2 cr 7 3 KB9 4  S9 5 neymar  6 kdb  7 KM7 8 EH9 9 vini 7 10 grizu 7

Cawa iyo ciyaraha

Image
Waca waxa laga cabsi qaba livepool inay gabi ahanba ka baxdo kubka Europe league ou Cawa wajigi donto dhigeda Atlanta kulanki hore waxa 3 iyo 0 Lugu dhuftay livepool 

Wararka sports

Image
  Laliga Aya qarada yurub iska haystaa